Ku dhawow SomGlossary
Boggan waxaad ka heli doontaa ereyo tiknoolajiyeed iyo macnahooda, oo si faahfaahsan oo af-Soomaali ah loo turjumay
Faa'iidooyinka SomGlossary
- Af-Soomaali
Erayo tiknoolaji ah oo lagu sharaxay Af-Soomaali.
- Kobcinta Aqoon Tiknoolajiyeed
Kor u qaadaysa fahamka tiknoolajiga ee bulshada Soomaaliyeed.
- Open Source
Qof walbana wuu ka qayb qaadan kara ama wax wu ku dari karaa.
Tusaale ahaan, waxaa laga yaabaa inaad bil ka hor SomCheat baratey luuqad cusub,
aadna wakhti SomCheat badan ku bixisey daawashada casharro, akhriska buugaag iyo
qoraallo. Balse dhowr toddobaad kadib waxaad dareentay in wax badan
iloowday – SomCheat ayaa kuu noqonaya xasuusiye si aanad markale wakhti
badan ugu lumin.