Ku dhawow SomGlossary

Boggan waxaad ka heli doontaa ereyo tiknoolajiyeed iyo macnahooda, oo si faahfaahsan oo af-Soomaali ah loo turjumay

Faa'iidooyinka SomGlossary

  • Af-Soomaali

    Erayo tiknoolaji ah oo lagu sharaxay Af-Soomaali.

  • Kobcinta Aqoon Tiknoolajiyeed

    Kor u qaadaysa fahamka tiknoolajiga ee bulshada Soomaaliyeed.

  • Open Source

    Qof walbana wuu ka qayb qaadan kara ama wax wu ku dari karaa.

Tusaale ahaan, waxaa laga yaabaa inaad bil ka hor SomCheat baratey luuqad cusub, aadna wakhti SomCheat badan ku bixisey daawashada casharro, akhriska buugaag iyo qoraallo. Balse dhowr toddobaad kadib waxaad dareentay in wax badan iloowday – SomCheat ayaa kuu noqonaya xasuusiye si aanad markale wakhti badan ugu lumin.